Mashruuc ku kacaya lacag ka badan Bilyan dollar oo sanadkan 2020 laga fulinayo Somalia

Dowladda Federalka Somaaliya, Qaramada midoobay ayaa Maanta daah furahay qorshaha arrimaha Bini’aadamnimada ee Somaliya ee Sanadkan2020. Qorshahan ayaa u baahan 1.03 Bilyan oo Doollar, si loo caawiyo loona tageero nolal Maalmeedka 3 Milyan oo Qof. Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamza Siciid Xamza, ayaa sheegay in Dowladdu ay ka go’an tahay in ay la … Continue reading Mashruuc ku kacaya lacag ka badan Bilyan dollar oo sanadkan 2020 laga fulinayo Somalia